War Murtiyeedka shirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS Iyo Dowlad Gobleedyada

War Murtiyeedka shirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS Iyo Dowlad Gobleedyada

Muqdisho 15 Abril, 2019:  Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo Wasaaradaha/hey’adaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee heer Dowlad Gobaleed ayaa kulankoodii ugu horreeyay isugu yimid magaalada Muqdisho

Kulankaa  oo socday 13-14 Abriil 2019 waxaa looga hadlay laba ajande oo muhiim u ah howlaha gargaarka iyo dar dar galintooda.

Halkan ka akhriso war-murtiyeedkii oo dhameystiran : War-Murtiyeed 

No Comments

Post A Comment